Waxaa maanta Magalada Jigjiga gaar ahaan Hospital Karamardha ku soo Dhamaaday In ku dhow 100 qaliin oo loo sameeyay Dad isaga kala yimid Ethiopia iyo Somalia oo lacag la,aan qalimadaas oo ku saabsana Faruuryaha iyo Dhabxanaga ayaa ahaa kuwa lacag la,aan ah oo ay ka faaidaysteen Caruur iyo Dad waa wayn
Qalimadan lacag la,aanta ah ayaa waxaa iska kaashaday DCKH GERMANY IYO HA,YADDA SOMCARE GERMANY Kuwaas inta badan ka qabta qalimadaan Geeska afrika si lacag la,aa ah